Musharaxa Madaxweynaha Kenya Raila Odinga oo jeediyey balan-qaad Somalia la xiriira

Musharraxa Madaxweynaha Kenya ee isbaheysiga (Azimio la Umoja) Raila Odinga ayaa sheegay in haddii madaxweyne loo doorto uu dib u furi xadka Soomaaliya iyo Kenya oo sanado ka hor la xiray Hadalkan ayuu sheegay xilli uu ka qeybgalayay isu soo bax siyaasadeed uu ku qabtay Mandhera. Raila Odinga ayaa xusay in talaabadaas ay muhiim u … Continue reading Musharaxa Madaxweynaha Kenya Raila Odinga oo jeediyey balan-qaad Somalia la xiriira